waxaan dhamaan ba akhristayaasha soo booqday blog gan aan ku leeyahay bara enternet ka aan uga amahad celinayaa marka koowaad soo booqashada ay soo booqdeen boggaygan.
waxaan marka labaad ku soo dhowaynaa gac mo furan boggan oo aad ka helli doontaan wax yaabo badan oo macluumaad ah.marka labaad aniga oo
magacay gu yahay said abdi rahman waxaan page kan uga hadli doona wax yaabo badan oo quseeya dadka soomalieeyd khaasatan kuwaasoo u badnaan doona xaga wax barashada madaama aan ahay anigu qof wali ku dhex jira wax barashada .
waxaan mar kale leyahay waad ku mahad san tihiin booqashada aad soo booqnaysaan boggan.
No comments:
Post a Comment